Askari dil iyo dhaawac ka geystay deg. Belad-xaawo oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada Dowlada ee ku sugan degmada Belad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa gacanta ku dhigay askari dad shacab ah u geystay dil iyo dhaawac. Askarigan ayey wararku sheegayaan inuu rasaas ku furay mooto ay bajaaj ay la socdeen dad shacab ah oo mareysay gudaha degmada Belad-xaawo, iyadoo sababta ku dhalisayna aan la ogeyn. Rasaasta ayaa waxaa … Continue reading Askari dil iyo dhaawac ka geystay deg. Belad-xaawo oo gacanta lagu dhigay